Sign in
Sign in
Sign in
Select Language

Al-Jathiyah 45:6 تلك ايات الله نتلوها عليك بالحق فباي حديث بعد الله واياته يومنون ٦

Page 499 · Juz 25

تِلۡكَ
ءَايَٰتُ
ٱللَّهِ
نَتۡلُوهَا
عَلَيۡكَ
بِٱلۡحَقِّۖ
فَبِأَيِّ
حَدِيثِۭ
بَعۡدَ
ٱللَّهِ
وَءَايَٰتِهِۦ
يُؤۡمِنُونَ
٦
taasi waa aayaadka Eebe aan ku akhriyeyno korkaaga si xaq ah, ee hadalkay Eebe ka dib iyo aayaadkiisa rumayn.
reading-goal:continue-reading

Read q-and-a.tafsir

Ibn Kathir (Abridged)

The Description of the Sinful Liar and His Requital

Allah the Exalted says,

تِلْكَ آيَتُ اللَّهِ

(These are the Ayat of Allah) -- in reference to the Qur'an with the proofs and evidences that it contains,

نَتْلُوهَا عَلَيْكَ بِالْحَقِّ

(which We recite to you with truth.) for they contain the truth from

…

The Description of the Sinful Liar and His Requital

Allah the Exalted says,

تِلْكَ آيَتُ اللَّهِ

(These are the Ayat of Allah) -- in reference to the Qur

…
View tafsirs

Read related-content

1. waa soo hormaray macnaheedu. 2. soo dajinta Kitaabka (Quraanka) ah wuxuu ka ahaaday Eebaha adkaada iyo falkan san. 3. Samooyinka iyo Dhulka dhexdiisana aayadbaa ugu sugan Mu'miniinta. 4. abuurkiinna iyo waxa Eebe ku fidin «abuuri» Dhulka oo wax socda ah aayaadbaa ugu sugan ciddii wax yaqiinsan. 5. iskhilaafka Habeenka iyo Maalinta iyo waxa Eebe ka soodajiyey Samada oo Rizqi ah oo ku nooleeyo Dhulka intuu dhintay ka dib iyo gagadoonka Dabaylaha waxaa ugu sugan aayaad ciddii wax kasi. 6. taasi waa aayaadka Eebe aan ku akhriyeyno korkaaga si xaq ah, ee hadalkay Eebe ka dib iyo aayaadkiisa rumayn. 7. halaagna wuxuu u sugnaaday beenaale dambi badan dhammaantiis. 8. oo maqli aayaadka Eebe oo la akhrin haddana daa'ima gaalnimo, isagoo iskibrin sidii isagoon maqlin, ugu bishaaree cadaab daran. 9. markuu ogaado aayaadkanaga wax ka mid ah wuxuu ka yeeshaa jees-jees, kuwaasina waxaa u sugnaaday cadaab wax dulleeya. 10. waxaa koobi «kana dambeysa» Naarta Jahannamo, waxna uma taro waxay kasbadeen, iyo waxay ka yeesheen Eebe ka sokow owliyo, waxayna mudan Cadaab wayn. 11. Quraankani waa hanuun, kuwii ka gaaloobay aayaadka Eebehoodna waxaa u sugnaaday Cadaab xumaan daran.

- Mahmud Muhammad Abduh

reading-goal:continue-reading

Notes and Reflections

reflection-not-available

Notes placeholders

Stay Connected to the Quran ❤️

Short meaningful reminders to reset, reflect and stay connected to the Quran.

Read, Listen, Search, and Reflect on the Quran

Quran.com is a trusted platform used by millions worldwide to read, search, listen to, and reflect on the Quran in multiple languages. It provides translations, tafsir, recitations, word-by-word translation, and tools for deeper study, making the Quran accessible to everyone.

As a Sadaqah Jariyah, Quran.com is dedicated to helping people connect deeply with the Quran. Supported by Quran.Foundation, a 501(c)(3) non-profit organization, Quran.com continues to grow as a free and valuable resource for all, Alhamdulillah.

Navigate
Home
Quran Radio
Reciters
About Us
Developers
Product Updates
Feedback
Help
Donate
Our Projects
Quran.com
Quran For Android
Quran iOS
QuranReflect.com
Quran.AI
Sunnah.com
Nuqayah.com
Legacy.Quran.com
Corpus.Quran.com
Non-profit projects owned, managed, or sponsored by Quran.Foundation
Popular Links
Duas from the Quran
Quran Verse of the Day
Ayatul Kursi
Yaseen
Al Mulk
Ar-Rahman
Al Waqi'ah
Al Kahf
Al Muzzammil
SitemapPrivacyTerms and Conditions
© 2026 Quran.com. All Rights Reserved
Contribute