Una soo galeen Daawuud, markaasuu naxay; waxay yidhaahdeen: Ha cabsan! (waxaanu nahay) labo dood qabta, uu midkayo ku gardarrooday midka kale, sidaa darteed noogu kala garsoor si caddaalad ah, iskana jir gar eexo, naguna hanuuni jidka toosan (ee Islaamka).