Siduu Rabbigaa kaaga soo saaray gurigaaga si xaq ah (inaad u baxdo dagaalkii Badar waxay la mid tahay siduu kuu amray inaad ugu qaybiso qanoomiyin- ka dagaalka si xaq ah dhexdood, oo labaduba ahaa khayr), inkastoo qaar ka mid ah mu’miniinta ay kahanayeen.