Ma waxaa lagu soo dejiyey Qur’aanka isaga (Muxammad) innagoo joogna?
Waxayse ka shakisan yihiin Waanadeyda. Mayee, wali ma aysan dhadhamin Cadaabkayga.