La dagaallama kuwa aan rumeysnayn Alle, iyo Maalinta Aakhiro, aan xaaraameyn waxay xaaraameeyeen Alle iyo Rasuulkiisu, ee aan ka diin dhigan raacinna Diinta Xaqa ah ee ka mid ah ehlu Kitaabka (Yuhuudda iyo Nasaarada), ilaa ay ka dhiibaan Jisyo1 si raalli leh iyagoo hoggaansan.