chapter:full-surah-seo-visible-intro quran-reader:translation-by Abdullah Hassan Yacoub.
Ma waxaa lagu soo dejiyey Qur’aanka isagoo (Muxammad) na dhex jooga?
Mayee waxay ka shakisan yihiin Waanadeyda. Mayee, wali ma aysan dhadhamin Cadaabkayga.