وَقَالَ
ٱلَّذِينَ
كَفَرُواْ
رَبَّنَآ
أَرِنَا
ٱلَّذَيۡنِ
أَضَلَّانَا
مِنَ
ٱلۡجِنِّ
وَٱلۡإِنسِ
نَجۡعَلۡهُمَا
تَحۡتَ
أَقۡدَامِنَا
لِيَكُونَا
مِنَ
ٱلۡأَسۡفَلِينَ
٢٩
Kuwa gaalooba waxay odhan: Rabbigayow! Na tus kuwii na lumiyey oo jin iyo insiba lahaa si aanu u marinno cagahayaga hoosteeda, oo ay u noqdaan halka ugu hooseeysa 'Naarta' 1.
Read Tafsir
Ibn Kathir (Abridged)