Munaafiqiinta iyo munaafiqaadka way is leeyihiin, waxay amraan xumaanta oo reebaan samaanta, oo laabaan gacmahooda1. Waxay illoobeen Alle (macnaha inay camal san fashaan), markaasuu Isaguna iska illoobay (ku dac dareeyey Naarta oo uga tagey). Munaafi-
qiintu waa iyaga kuwa caasiyaasha ah.