Sureyi okuyun ve dinleyin. At-Tahrim Tercüme, tefsir, sesli okuma, kelime kelime anlam ve transkripsiyon ile birlikte. Çeviri: Abdullah Hassan Yacoub.
Haddaad labadiinnu (Xafsah iyo Caa'ishah) Alle u noqotaan (oo toobad
keentaan) inkastoo quluubtiinnu iilatay (Alle wuu idiin denbi dhaafi); haddaadse isu kaalmeysataan (Nabiga) dhibkiisa, hubaal, Alle baa ah Gargaarahiis iyo Jabriil iyo mu’miniinta wanaagsan - malaa’igta (kale) baana intaas kaddib garab u ah.