Haddaad yaabtana274>1, waxaa yaab ah weedhooda: Ma markaan noqonno carro, miyaa markaas abuur cusub (nala abuuri)? Kuwan weeye kuwa ku gaaloobay Rabbigood, kuwan waxaa ahaan jeebbado luqmahooda korkood4, waana kuwan ehlu Naarka, iyagoo ku dhex waari weligood.