Wuxuu leeyahay (qof kasta) kuwo is beddela (malaa’ig)2>1, oo hortiisa iyo gadaashiisa ah , kuwaasoo ku ilaaaliya Amarka Alle9; Alle ma beddelo xaaladda qolo, jeeray iyagu naf ahaantoodu beddelaan xaaladdooda. Markuu Alle la doonona qolo xumaan, cidna ma baajin karto, mana leh Isaga sokadiis wax u soo gargaari kara.