Qofkii toobad keena oo sama fala, wuxuu hubaal u soo laaban (oo toobad
keeni) xagga Alle laabasho (towbad) wanaagsan.