Waxaa khayr iyo barako badan (Allaah) ee u yeelay samada xiddigo waaweyn,
yeelayna dhexdeeda nal (qorrax) iyo dayax ifiya.