Ma waxay sugi (kuwaa aan u hoggaansaneyn Alle) waxaan ahayn inuu Alle ugu yimaado hogollo daruuro cad ah (si uu u kala xukmiyo uunkiisa) iyo malaa’igtu (si ay u fuliyaan Amarradiisa)? Arrinka (horey) baa loo gooyey. Xagga Alle baana loo celiyaa umuurahoo idil.