Ducadooda waa Subxaanakal laahumma1 (Sarreeye ma nuqsaamow adigaa ka hufan xumaan oo xurmoo dhan leh), salaantooduna waa, 'Salaam', (nabad ahaada). Ducadooda ugu dambeysana waa "Al-Xamdullilaahi Rabbil Caalamiin (ammaan idilkeed iyo mahad waxaa leh Allaah, Rabbiga uumanka).