Hubaal Alle Keliya baa Og waqtiga Saacadda (Qiyaame dhaceyso), oo soo dejiya roobka, Wuxuu Og yahay waxa ku jira ilma galeennada20907>1. Nafina ma oga waxay mudan berri10, nafina ma oga dhulkee bay ku dhiman. Hubaal Alle waa wax kasta Oge, Xog Ogaal ah (Xeel Dheer)3.