Haddaad ka cabsataan inaydaan ula dhaqmin si caddaalad ah (gabdhaha) agoomaha ah, markaa guursada haween- kaa (kale) wixii idinla habboonaada, labo, seddex iyo afarba. Haddaadse ka cabsataan inaydaan u caddaalad falin21>1 markaa (ku ekaada guursiga) mid keliya3 ama waxay gacmahiinnu midig hantaan3. Arrinkaa baa u dhow inaydaan dulmi falin.