Read and listen to Surah An-Nahl with translation, tafsir, audio recitation, word-by-word meaning, and transliteration. Translation by Abdullah Hassan Yacoub.
In the Name of Allah—the Most Compassionate, Most Merciful
Amarka Alle (Saacadda Qiyaame ama halaagidda gaalada) waa wax iman (oo soo dhow) ee waxba ha doonina in la soo dedejiyo. Xurmo oo dhan Isagaa (Alle) iska leh oo ka hufan (xumaan), waana ka Sarreeyaa1 waxay la wadaajiyaan (cibaadada).