Markaasay la noqdeen Nicmo xag Alle
ah iyo Deeqdiisa, oo ma aanay taaban xumaato waxayna raaceen Raalli gelinta Alle. Allena waa Rabbi Fadli iyo Deeq weyn.