Kuwii idinka midka ahaa ee dhabarka jeediyey maalintii labada col is-heleen (dagaalkii Uxud), Shaydaan uun baa doonay inuu sababo inay simbiriirixdaan waxoogay (denbi) ah oo ay kasbadeen awgeed. Allena wuu cafiyey. Hubaal, Alle waa Denbi Dhaaf Badane, Dulqaad Badan.