Markaad cararteen idinkoo xiimaya aan cidna jalleeceyn, Rasuulkuna uu idiinka dhawaaqayey gadaashiinna1, markaasuu Wuxuu idinku abaal mariyey hammi kale halkii hammigiinna2, si aydaan uga murugoon waxa idin dhaafay, iyo waxa idinku dhacay midna. Allena waa u Xog Ogaal waxaad fashaan.