Muxammad ma aha waxaan ahayn Rasuul (Alle), Waxaa tagay hortiis Rusul (badan). Ee hadduu dhinto1 ama la dilo ma waxaad dib ugu gaddooomi lahaydeen cirbihiinna? Qofkiina dib ugu gaddooma cirbihiisa, waxba uma dhimayo Alle, Allena waa u abaal gudi kuwa mahdiya (af, uur iyo addinba).