Aadamow! Dega adiga iyo xaaskaaga Jannada gudaheed, oo wax ka cuna
meeshaad doontaan, hase u dhowaannina geedkan, haddii kale waxaad labadiinnuba ahaaneysaan kuwo gefay.