Sidaasaan ugu yeellay Nabi walbaa cadow - shayaadiinta ku jira dadka iyo jinka, qaarkoodba u waxyoonayo qaar kale hadal (been ah oo) la qurxiyey ay (ku) hodaan. Rabbigaa hadduu doonona, ma ay fali lahayn, ee iskaga tag iyaga iyo waxay been abuuranba.