Ingia
Ingia
Ingia
Chagua Lugha

Ta Ha 20:36 قال قد اوتيت سولك يا موسى ٣٦

Ukurasa 313 · Juzuu 16

قَالَ
قَدۡ
أُوتِيتَ
سُؤۡلَكَ
يَٰمُوسَىٰ
٣٦
Wuxuu yidhi (Eebe) waa lagu siiyey Warsigaagii Muusow.
Endelea Kusoma

Soma Tafsir

Ibn Kathir (Abridged)

Glad Tidings of the acceptance of Musa's Supplication and the Reminder of the Previous Blessings

This is a response from Allah to His Messenger, Musa, for what he requested from His Lord. It also contains a reminder of Allah's previous favors upon him. The first was inspiring his mother when she was

…

Glad Tidings of the acceptance of Musa's Supplication and the Reminder of the Previous Blessings

This is a response from Allah to His Messenger, Musa,

…
Tazama Tafsir

Soma katika Muktadha

25. wuxuu yidhi (Muuse Eebow ii waasici Laabta. 26. iina Sahal (fududee) Amarkayga. 27. Furna Guntinta Carrabkayga. 28. ha Kaseen Hadalkeygee. 29. Iina yeel Wasiir Ehelkeyga ah. 30. Haaruun Walaalkay. 31. Kuna adkee «Xooji» Tabartayda (Dhabarkayga). 32. Lana wadaaji Amarkayga. 33. Inaan kugu Tasbiixsanno wax badan. 34. oon ku Xusno wax badan. 35. Adugu waxaad tahay mid na Arkee. 36. Wuxuu yidhi (Eebe) waa lagu siiyey Warsigaagii Muusow. 37. Waana kugu Mannaysannay Wanaag (ku siinay) korkaaga markale. 38. markaan u waxyoonay Hooyadaa (ku ilhaamay) wixii lagu ilhaameeye. 39. ku Tuur Muuse Taabud, kuna tuur Taabuudka Hirka Badda, Hirkuna ha ku rido Xeebta, waxaa qaadan Colkayga iyo Colkiisa (Fircoon), waxaana kugu tuuray Jeceylkeyga korkaaga iyo in lagu barbaariyo Ilaalintayda. 40. (waxaan kugu Mannaysanay) markay Socotay Walaashaa oy lahayd maydin tusiyaa Ruux idiin Dhaqaalayn waxaana Kugu eelinay Hooyadaa si ay u qabowdo isheedu, oyna Murugoon, waxaadna Dishay Naf waana kaa korinay walbahaar, waana ku Imtixaanay Imtixaan, waxaadna ku nagaatay Sanooyin Ehelkii Madyan, markaasaad ku timid Qaddar (Eebe) Muusow. 41. waxaana kuu doortay Naftayda. 42. ee La taga Adiga iyo Walaalkaa Aayaadkayga hana ka daalina Xuskayga. 43. Aad Xagga Fircoon wuu Xadgudbaye. 44. una dhaha Hadal Jilicsan bal inuu waxa xusuusto ama Cabsado. 45. waxay dheheen Eebow waxaannu ka Cabsan inuu nagu degdego ama nagu xadgudbo. 46. wuxuu yidhi (Eebe) ha Cabsanina anaa idinla jira waana Maqli oon Arkaa. 47. ee u Taga (Fircoon) una dhaha annagu waxaan nahay Rasuulladii Eebahaa ee Dir (u daa) Banii Israa'iil hanala jireene, hana Cadaabin (Ciqaabin) waxaan kuula nimid Aayad xagga Eebahaa, nabadgalyana ha ahaato Tuuxii raaca Hanuunka. 48. Annaga waxaa Naloo Waxyooday in Cadaab u Sugnaaday Ruuxii Beeniya (Xaqa) oo Jeedsada.

- Mahmud Muhammad Abduh

Endelea Kusoma

Maelezo na Tafakari

Huna maelezo au tafakari yoyote kuhusu aya hii.

Notes placeholders

Endelea Kuungana na Qur'ani ❤️

Vikumbusho vifupi vyenye maana vinavyoweka upya maisha yako, kukusaidia kutafakari na kuendelea kushikamana na Qur'ani.

Soma, Sikiliza, Tafuta, na Tafakari Qur'ani

Quran.com ni jukwaa linaloaminika na linalotumiwa na mamilioni duniani kote kusoma, kutafuta, kusikiliza na kutafakari kuhusu Qur'ani katika lugha tofauti. Inatoa huduma za tarjuma, tafsiri, vikariri, tarjuma ya neno kwa neno, na zana za ufahamu wa kina, kuifanya Qur'ani ipatikane na kila mtu.

Kama mbinu ya Sadaqah Jariyah, Quran.com imejitolea kusaidia watu kuunganishwa kwa kina na Qur'ani. Ikiungwa mkono na Quran.Foundation , shirika lisilo la faida la 501(c)(3), Quran.com inaendelea kukua kama rasilimali ya bila malipo na yenye thamani kwa wote, Alhamdulillah.

Chunguza
Nyumbani
Redio ya Qur'ani
Wasomaji
Kutuhusu
Watengenezaji
Sasisho za Bidhaa
Maoni
Msaada
Changia
Miradi Yetu
Quran.com
Quran For Android
Quran iOS
QuranReflect.com
Quran.AI
Sunnah.com
Nuqayah.com
Legacy.Quran.com
Corpus.Quran.com
Miradi isiyo ya faida inayomilikiwa, kusimamiwa, au kufadhiliwa na Quran.Foundation
Viungo Maarufu
Dua kutoka Quran
Aya ya Quran ya Siku
Ayatul Kursi
Yaseen
Al Mulk
Ar-Rahman
Al Waqi'ah
Al Kahf
Al Muzzammil
Ramani ya tovutiFaraghaSheria na Masharti
© 2026 Quran.com. Haki Zote Zimehifadhiwa
Changia