Identifikohu
Identifikohu
Identifikohu
Zgjidh Gjuhën

Maryam 19:91 ان دعوا للرحمان ولدا ٩١

Faqe 311 · Xhuz 16

أَن
دَعَوۡاْ
لِلرَّحۡمَٰنِ
وَلَدٗا
٩١
Inay ku sheegaan Raxmaanka inuu leeyahay wiil (ilmo).
Vazhdoni Leximin

Lexo Tefsirin

Ibn Kathir (Abridged)

The Stern Rejection of attributing a Son to Allah

After Allah affirms in this noble Surah that `Isa was a worshipper and servant of Allah and He mentioned his birth from Maryam without a father, He then begins refuting those who claim that He has a son. Holy is He and far Exalted is He above such des

…

The Stern Rejection of attributing a Son to Allah

After Allah affirms in this noble Surah that `Isa was a worshipper and servant of Allah and He mentio

…
Pamje Tefsiret

Lexo në kontekst

83. Miyaadan arag inaan ku soo dirno shayaadiinta gaalada iyagoo geliya (xumaan) gelin (joogto ah). 84. Ee ha u samir waayin, waxaan uun u tirinaynaa tiro 'maalmo go’an'. 85. Maalinta aan u soo gelbin dhowrsana- yaasha xagga Raxmaanka iyagoo wafdi ah. 86. Oo aan u soo kaxeyn denbiilayaasha Jahannama iyagoo la asqoobay harraad. 87. Ma hantaan shafeeco, mid maahee ka yeesha Raxmaanka agtiisa ballan . 88. Waxay (gaaladu) yidhaahdeen: Raxamaanku (Allaah) wuxuu yeeshay ilmo. 89. Waxaad la timaaddeen wax daran oo baas. 90. Samooyinka ay ku sigtaan inay la dildillaacaan, dhulkuna la jeexmo, oo ay la hoobtaan buuruhu burbur. 91. Inay ku sheegaan Raxmaanka inuu leeyahay wiil (ilmo). 92. Kuma habboona Raxmaanka inuu yeesho wiil (ilmo). 93. Wax kastoo ku sugan samooyinka iyo arlada wuxuu u imaan (Allaah) Raxmaanka isagoo addoon ah. 94. Dhab ahaan wuu koobay oo tiriyey dhammaan tirin dhan. 95. Mid walbaa wuxuu Alle u iman Maalinta Qiyaame isagoo keli ah. 96. Xaqiiq kuwa (Xaqa) rumeeyey ee samaha fala, Raxmaanku wuxuu u yeeli maxabbad 'qalbiyada mu’miniinta' . 97. Ee (Nabi Muxammadow) waxaan uun uga yeelnay (Qur’aanka) wax u fudud carrabkaaga si aad ugu bishaareyso dhowrsanayaasha, uguna digto qolo muran iyo been badan. 98. Badanaa intaan halaagnay hortood fac, ma ka aragtaa qof keliya oo ka mid ah iyaga mase ka maqashaa xaggooda in yar oo shanqar ah?.

- Abdullah Hassan Yacoub

Vazhdoni Leximin

Shënime dhe Reflektime

Ju nuk keni asnjë shënim apo reflektim mbi këtë varg.

Notes placeholders

Qëndroni të lidhur me Kuranin ❤️

Kujtesa të shkurtra dhe kuptimplote për të rivendosur, reflektuar dhe qëndruar të lidhur me Kuranin.

Lexoni, dëgjoni, kërkoni dhe reflektoni mbi Kuranin

Quran.com është një platformë e besueshme e përdorur nga miliona njerëz në mbarë botën për të lexuar, kërkuar, dëgjuar dhe reflektuar mbi Kuranin në gjuhë të shumta. Ajo ofron përkthime, tefsir, recitime, përkthim fjalë për fjalë dhe mjete për studim më të thellë, duke e bërë Kuranin të arritshëm për të gjithë.

Si një Sadaka Xhariyah, Quran.com është i përkushtuar për të ndihmuar njerëzit të lidhen thellë me Kuranin. I mbështetur nga Quran.Foundation , një organizatë jofitimprurëse 501(c)(3), Quran.com vazhdon të rritet si një burim falas dhe i vlefshëm për të gjithë, Elhamdulillah.

Navigoni
Shtëpi
Kuran Radio
Recituesit
Rreth Nesh
Zhvilluesit
Përditësimet e produktit
Feedback
Ndihmë
Dhuroni
Projektet tona
Quran.com
Quran For Android
Quran iOS
QuranReflect.com
Quran.AI
Sunnah.com
Nuqayah.com
Legacy.Quran.com
Corpus.Quran.com
Projektet jofitimprurëse të zotëruara, të menaxhuara ose të sponsorizuara nga Quran.Foundation
Kërkimet e preferuara
Dua nga Kurani
Ajeti i Kuranit të Ditës
Ayatul Kursi
Surah Yaseen
Surah Al Mulk
Surah Ar-Rahman
Surah Al Waqi'ah
Surah Al Kahf
Surah Al Muzzammil
Harta e faqesPrivatësiaTermat dhe Kushtet
© 2026 Quran.com. Të gjitha të drejtat e rezervuara
Kontribuo