Entrar
Entrar
Entrar
Selecione o idioma

Hud 11:71 وامراته قايمة فضحكت فبشرناها باسحاق ومن وراء اسحاق يعقوب ٧١

Página 229 · Juz 12

وَٱمۡرَأَتُهُۥ
قَآئِمَةٞ
فَضَحِكَتۡ
فَبَشَّرۡنَٰهَا
بِإِسۡحَٰقَ
وَمِن
وَرَآءِ
إِسۡحَٰقَ
يَعۡقُوبَ
٧١
Marwadiisuna (Saarah) waxay taagnayd (halkaa), markaasay qososhay 1, waxaana ugu bushaareynay Isxaaq, gadaashina (wiil wiilki) Yacquub.
reading-goal:continue-reading

Ler q-and-a.tafsir

Ibn Kathir (Abridged)

The Coming of the Angels to Ibrahim and Their Glad Tidings to Him of Ishaq and Ya`qub

Allah, the Exalted, says,

وَلَقَدْ جَآءَتْ رُسُلُنَآ

(And verily, there came Our messengers) The word "messengers" here means angels.

إِبْرَهِيمَ بِالْبُشْرَى

(to Ibrahim with the glad tidings.) It has been said that

…

The Coming of the Angels to Ibrahim and Their Glad Tidings to Him of Ishaq and Ya`qub

Allah, the Exalted, says,

وَلَقَدْ جَآءَتْ رُسُلُنَآ

(And verily,

…
Visualizar tafsirs

Ler related-content

69. Rusushayadii (malaa'igta ahayd) waxay ula yimaadeen Ibraahiim war bishaaro ah . Waxay yidhaadeen: Salaam (nabad ahow). Wuxuu ku jawaabay, Salaam (nabad ahaada) wax yar kaddibna wuxuu sooryo ugu keenay weyl shiilan. 70. Markiise uu arkay in aanay gacmahooda u soo fidin xaggeeda, wuu qoonsaday oo ka gashay cabsi xaggooda . Waxay ku yidhaahdeen: Ha cabsan, waxaa naloo soo diray reer Luud. 71. Marwadiisuna (Saarah) waxay taagnayd (halkaa), markaasay qososhay , waxaana ugu bushaareynay Isxaaq, gadaashina (wiil wiilki) Yacquub. 72. Waxay tidhi: Waa la yaabe! Miyaan dhali anigoo habar duqowday ah, ninkayguna yahay oday gaboobay? Arrinkani waa wax la yaab leh. 73. Waxay yidhaahdeen: Ma waxaad la yaabi Amarka Alle? Naxariista Alle iyo Barakooyinkiisa korkiinna ha ahaadeen reer (Ibraahiimow). Hubaal, Alle Waa Ammaanle la Mahdiyo, Sharaf Badan. 74. Markay baqdintii ka tagtay Ibraahiim, oo u timid bishaaradu, wuxuu billaabay inuu nagala doodo arrinta qolodii Luud. 75. Hubaal Ibraahiim waa dulbadane, qalbi jilicsan , tawbad keen badan. 76. Ibraahiimow! Iska daa warkani. Waxaa yimid Amarka Rabbigaa. Iyagana waxaa u iman cadaab aan dib loo celineyn.

- Abdullah Hassan Yacoub

reading-goal:continue-reading

Notas e Reflexões

reflection-not-available

Notes placeholders

Mantenha-se conectado ao Alcorão ❤️

Breves lembretes significativos para recomeçar, refletir e manter a conexão com o Alcorão.

Leia, ouça, pesquise e reflita sobre o Quran

Quran.com é uma plataforma confiável usada por milhões de pessoas em todo o mundo para ler, pesquisar, ouvir e refletir sobre o Alcorão em vários idiomas. Ela oferece traduções, tafsir, recitações, tradução palavra por palavra e ferramentas para um estudo mais aprofundado, tornando o Alcorão acessível a todos.

Como uma Sadaqah Jariyah, o Quran.com se dedica a ajudar as pessoas a se conectarem profundamente com o Alcorão. Apoiado pela Quran.Foundation , uma organização sem fins lucrativos 501(c)(3), o Quran.com continua a crescer como um recurso gratuito e valioso para todos, Alhamdulillah.

Navegar
Casa
Rádio Quran
Recitadores
Sobre nós
Desenvolvedores
Atualizações de produtos
Comentários
Ajuda
Doar
Nossos Projetos
Quran.com
Quran For Android
Quran iOS
QuranReflect.com
Quran.AI
Sunnah.com
Nuqayah.com
Legacy.Quran.com
Corpus.Quran.com
Projetos sem fins lucrativos de propriedade, administrados ou patrocinados pela Quran.Foundation
Links populares
Duas do Alcorão
Versículo do Alcorão do dia
Ayatul Kursi
Surah Yaseen
Surah Al Mulk
Surah Ar-Rahman
Surah Al Waqi'ah
Surah Al Kahf
Surah Al Muzzammil
Mapa do sitePrivacidadeTermos e Condições
© 2026 Quran.com. Todos os direitos reservados
Contribuir