Ingia
Ingia
Ingia
Chagua Lugha

Az-Zukhruf 43:53 فلولا القي عليه اسورة من ذهب او جاء معه الملايكة مقترنين ٥٣

Ukurasa 493 · Juzuu 25

فَلَوۡلَآ
أُلۡقِيَ
عَلَيۡهِ
أَسۡوِرَةٞ
مِّن
ذَهَبٍ
أَوۡ
جَآءَ
مَعَهُ
ٱلۡمَلَٰٓئِكَةُ
مُقۡتَرِنِينَ
٥٣
Maxaa loo siin waayey jinjimo dahab ah, ama maxay ula iman weydey malaa’ig raacsan oo taageerta?
reading-goal:continue-reading

Soma q-and-a.tafsir

Ibn Kathir (Abridged)

Fir`awn's Address to His People and how Allah punished Him

Allah tells us how Fir`awn stubbornly persisted in his rebellion and disbelief. He assembled his people and addressed them in a vainglorious fashion, boasting of his dominion over Egypt.

أَلَيْسَ لِى مُلْكُ مِصْرَ وَهَذِهِ الاٌّنْهَرُ تَجْرِى

…

Fir`awn's Address to His People and how Allah punished Him

Allah tells us how Fir`awn stubbornly persisted in his rebellion and disbelief. He assembled

…
Tazama tafsirs

Soma related-content

46. Waxaanu dhab ahaan Muuse la soo dirnay Aayadahayaga xagga Fircoon iyo xildhibaannadiisii, markaasuu yidhi: Anigu waxaan ahay Rasuulka Rabbiga uumanka. 47. Markiise uu ula yimid Calaamooyinka- yaga mise wayba ku qosleen. 48. Ma jirin mucjiso aan tusinnay oo aan ka weyneyn eynigeed kale, waxaana ku qabannay cadaab bal inay u soo laabtaan (Xaqa). 49. Waxay yidhaahdeen: Kan Saaxirka (caalimka) ahow! Noo bari Rabbigaa wuxuu kuugula ballantamay. (Haddii nalaga feydo cadaabka) waanu hanuuni (raaci Xaqa). 50. Markiise aan ka faydnay cadaabka, mise, markiiba waxay ka baxeen ballankii. 51. Wuxuu ka dhawaaqay Fircoon dadkiisii dhexdood isagoo leh: Dadkaygiiyow! Miyaanan anigu iska lahayn boqortooyada Masar iyo webiyadan qul-qula hoosteyda. Ee miyeydaan arkeyn?. 52. Sow aniga kama fiicni midkani liita ee aan kareyn inuu caddeeyo hadalkiisa . 53. Maxaa loo siin waayey jinjimo dahab ah, ama maxay ula iman weydey malaa’ig raacsan oo taageerta? 54. Wuxuu fudaydsaday qolodiisii, wayna adeeceen: waxay ahaayeen qolo caasi ah. 55. Markay naga Cadheysiiyeen, waan ka aarsannay, waana harqinnay dhammaan. 56. Waxaanu ka yeelnay wax tegay oo ay ku tusaale qaataan facyada dambe.

- Abdullah Hassan Yacoub

reading-goal:continue-reading

Maelezo na Tafakari

reflection-not-available

Notes placeholders

Endelea Kuungana na Qur'ani ❤️

Vikumbusho vifupi vyenye maana vinavyoweka upya maisha yako, kukusaidia kutafakari na kuendelea kushikamana na Qur'ani.

Soma, Sikiliza, Tafuta, na Tafakari Qur'ani

Quran.com ni jukwaa linaloaminika na linalotumiwa na mamilioni duniani kote kusoma, kutafuta, kusikiliza na kutafakari kuhusu Qur'ani katika lugha tofauti. Inatoa huduma za tarjuma, tafsiri, vikariri, tarjuma ya neno kwa neno, na zana za ufahamu wa kina, kuifanya Qur'ani ipatikane na kila mtu.

Kama mbinu ya Sadaqah Jariyah, Quran.com imejitolea kusaidia watu kuunganishwa kwa kina na Qur'ani. Ikiungwa mkono na Quran.Foundation , shirika lisilo la faida la 501(c)(3), Quran.com inaendelea kukua kama rasilimali ya bila malipo na yenye thamani kwa wote, Alhamdulillah.

Chunguza
Nyumbani
Redio ya Qur'ani
Wasomaji
Kutuhusu
Watengenezaji
Sasisho za Bidhaa
Maoni
Msaada
Changia
Miradi Yetu
Quran.com
Quran For Android
Quran iOS
QuranReflect.com
Quran.AI
Sunnah.com
Nuqayah.com
Legacy.Quran.com
Corpus.Quran.com
Miradi isiyo ya faida inayomilikiwa, kusimamiwa, au kufadhiliwa na Quran.Foundation
Viungo Maarufu
Dua kutoka Quran
Aya ya Quran ya Siku
Ayatul Kursi
Yaseen
Al Mulk
Ar-Rahman
Al Waqi'ah
Al Kahf
Al Muzzammil
Ramani ya tovutiFaraghaSheria na Masharti
© 2026 Quran.com. Haki Zote Zimehifadhiwa
Changia