Entrar
Entrar
Entrar
Selecione o idioma

Ash-Shu'ara 26:158 فاخذهم العذاب ان في ذالك لاية وما كان اكثرهم مومنين ١٥٨

Página 373 · Juz 19

فَأَخَذَهُمُ
ٱلۡعَذَابُۚ
إِنَّ
فِي
ذَٰلِكَ
لَأٓيَةٗۖ
وَمَا
كَانَ
أَكۡثَرُهُم
مُّؤۡمِنِينَ
١٥٨
Markaasaa waxaa qabtay cadaab. Arrinkaa waxaa xaqiiq ku sugan calaamo, mase aha badankoodu kuwo rumayn.
Continue lendo

Leia Tafsir

Ibn Kathir (Abridged)

The Response of Thamud, Their Demand for a Sign, and Their Punishment

Allah tells us how Thamud responded to their Prophet Salih, upon him be peace, when he called them to worship their Lord, may He be glorified.

قَالُواْ إِنَّمَآ أَنتَ مِنَ الْمُسَحَّرِينَ

(They said: "You are only of those bewitched

…

The Response of Thamud, Their Demand for a Sign, and Their Punishment

Allah tells us how Thamud responded to their Prophet Salih, upon him be peace, wh

…
Visualizar Tafsirs

Leia no contexto

141. Thamuud waxay beenisay Rusushii. 142. Markuu walaalkood Saalix ku yidhi: “Miyeydaan iska jireyn (shirkiga iyo xumaha kale)? 143. Xaqiiq, waxaan anigu idiin ahay Rasuul Aamin ah. 144. Ee Alle ka cabsada oo i adeeca. 145. Idinkuma weydiisto wax abaal gud ah (Diinta Alle), abaalgudkeygu waxaan ka sugayaa oo keliya Rabbiga uumanka. 146. Ma waxaa la idiinkaga tagi halkan idinkoo nabad ah? 147. Ku sugan beero iyo ilo. 148. Iyo dhir iyo geedo timir fiiddeedu bisayl tahay. 149. Oo aad ka qodataan guryo buuraha idinkoo isla weyn. 150. Ee Alle ka cabsada oo i adeeca. 151. Oo ha adeecina amarka xad gudbayaasha. 152. Kuwa fasahaadiya arlada oo aan hagaajin. 153. Waxay yidhaahdeen: Waxaad tahay oo keliya mid ka mid ah kuwa sixran. 154. Ma ahid waxaan ahayn qof nala mid ah. Ee noo keen calaamo haddaad run sheegayso. 155. (Saalix) wuxuu yidhi: Tani waa Hal ; waxay u leedahay xaq inay cabto (biyo) maalin, idinkuna waxaad u leedihin xaq inaad cabtaan (biyo) maalin la yaqaan. 156. Ee ha ku taabannina wax xumaan (dhib) ah, yeysan idin qabane cadaab Maalin weyn. 157. Waase boqna gooyeen hashii (oo dileen), markaasay ka shallaayeen. 158. Markaasaa waxaa qabtay cadaab. Arrinkaa waxaa xaqiiq ku sugan calaamo, mase aha badankoodu kuwo rumayn. 159. Hubaalna Rabbigaa (Alle) waa Adkaadaha Sare, Naxariista Badan.

- Abdullah Hassan Yacoub

Continue lendo

Anotações e reflexões

Você não tem anotações ou reflexões sobre este versículo.

Notes placeholders

Mantenha-se conectado ao Alcorão ❤️

Breves lembretes significativos para recomeçar, refletir e manter a conexão com o Alcorão.

Leia, ouça, pesquise e reflita sobre o Quran

Quran.com é uma plataforma confiável usada por milhões de pessoas em todo o mundo para ler, pesquisar, ouvir e refletir sobre o Alcorão em vários idiomas. Ela oferece traduções, tafsir, recitações, tradução palavra por palavra e ferramentas para um estudo mais aprofundado, tornando o Alcorão acessível a todos.

Como uma Sadaqah Jariyah, o Quran.com se dedica a ajudar as pessoas a se conectarem profundamente com o Alcorão. Apoiado pela Quran.Foundation , uma organização sem fins lucrativos 501(c)(3), o Quran.com continua a crescer como um recurso gratuito e valioso para todos, Alhamdulillah.

Navegar
Casa
Rádio Quran
Recitadores
Sobre nós
Desenvolvedores
Atualizações de produtos
Comentários
Ajuda
Doar
Nossos Projetos
Quran.com
Quran For Android
Quran iOS
QuranReflect.com
Quran.AI
Sunnah.com
Nuqayah.com
Legacy.Quran.com
Corpus.Quran.com
Projetos sem fins lucrativos de propriedade, administrados ou patrocinados pela Quran.Foundation
Links populares
Duas do Alcorão
Versículo do Alcorão do dia
Ayatul Kursi
Surah Yaseen
Surah Al Mulk
Surah Ar-Rahman
Surah Al Waqi'ah
Surah Al Kahf
Surah Al Muzzammil
Mapa do sitePrivacidadeTermos e Condições
© 2026 Quran.com. Todos os direitos reservados
Contribuir