Ingia
Ingia
Ingia
Chagua Lugha

As-Saaffat 37:57 ولولا نعمة ربي لكنت من المحضرين ٥٧

Ukurasa 448 · Juzuu 23

وَلَوۡلَا
نِعۡمَةُ
رَبِّي
لَكُنتُ
مِنَ
ٱلۡمُحۡضَرِينَ
٥٧
Haddayna Nicmada Eebe jirinna waxaan ahaan lahaa kuwa lagu soo kulmiyay (naarta).
Endelea Kusoma

Soma Tafsir

Ibn Kathir (Abridged)

The gathering of the People of Paradise, and the exchange between One of Them and His Counterpart in

Allah tells us how the people of Paradise will turn to one another, asking one another about their situation, how they were in this world and what they suffered. This is part of their conversation whe

…

The gathering of the People of Paradise, and the exchange between One of Them and His Counterpart in

Allah tells us how the people of Paradise will tur

…
Tazama Tafsir

Soma katika Muktadha

40. Addoomada Eebe ee niyada san (xumaan ma arkaan). 41. Waxayna mudan kuwaasi risqi layaqaanno (Janno). 42. Faakihadna way heli, iyagoo lagu sharti. 43. Jannooyinka Naciima. 44. Waxayna ku sugnaan sariiro iyagoo is qaabili. 45. Waxaana lala kor socon weel laga soo buuxiyay il (Jaano). 46. Taasoo cad oo u macaan kuwa cabi. 47. Mana laha caqli qaadid iyo waalli midna (Khamrada Jannada). 48. Agtoodana waxaa ahaan haween dhoowrsoon oo indha waaweyn. 49. Ood moodo ukun la dhowray. 50. Wuxuuna qaabilay qaarkood qaarka kale (ehelo Jannaha) iyagoo wax iswaydiin. 51. Wuxuuna dhihi mid hadlay oo ka mid ah waxaan kulahaa (adduunkii) saaxiib. 52. Wuxuu Dhihi jiray adigu mawaxaad ka mid tahay kuwa rumeeyay (soobixinta). 53. Ma markaan dhimana oon carro noqono iyo lafo yaa nala abaalmarin. 54. Wuxuuna dhihi mayla dayeeysaan. 55. Markaasu dayaa kuna arkaa jaxiima dhexdeeda. 56. Wuxuuna dhahaa Eebaan kudhaartayee waxaad udhaweyd inaad ihalaagto (idhumiso). 57. Haddayna Nicmada Eebe jirinna waxaan ahaan lahaa kuwa lagu soo kulmiyay (naarta). 58. (Waxayna dhahaan ehelu jannuhu) miyeynaandhimaneynin. 59. Geerideenii hore mooyee Ma nihin kuwo la cadaabayo. 60. Taasina waa uun liibaanta wayn. 61. Ee taasoo kale ha faleen kuwa camal fali.

- Mahmud Muhammad Abduh

Endelea Kusoma

Maelezo na Tafakari

Huna maelezo au tafakari yoyote kuhusu aya hii.

Notes placeholders

Endelea Kuungana na Qur'ani ❤️

Vikumbusho vifupi vyenye maana vinavyoweka upya maisha yako, kukusaidia kutafakari na kuendelea kushikamana na Qur'ani.

Soma, Sikiliza, Tafuta, na Tafakari Qur'ani

Quran.com ni jukwaa linaloaminika na linalotumiwa na mamilioni duniani kote kusoma, kutafuta, kusikiliza na kutafakari kuhusu Qur'ani katika lugha tofauti. Inatoa huduma za tarjuma, tafsiri, vikariri, tarjuma ya neno kwa neno, na zana za ufahamu wa kina, kuifanya Qur'ani ipatikane na kila mtu.

Kama mbinu ya Sadaqah Jariyah, Quran.com imejitolea kusaidia watu kuunganishwa kwa kina na Qur'ani. Ikiungwa mkono na Quran.Foundation , shirika lisilo la faida la 501(c)(3), Quran.com inaendelea kukua kama rasilimali ya bila malipo na yenye thamani kwa wote, Alhamdulillah.

Chunguza
Nyumbani
Redio ya Qur'ani
Wasomaji
Kutuhusu
Watengenezaji
Sasisho za Bidhaa
Maoni
Msaada
Changia
Miradi Yetu
Quran.com
Quran For Android
Quran iOS
QuranReflect.com
Quran.AI
Sunnah.com
Nuqayah.com
Legacy.Quran.com
Corpus.Quran.com
Miradi isiyo ya faida inayomilikiwa, kusimamiwa, au kufadhiliwa na Quran.Foundation
Viungo Maarufu
Dua kutoka Quran
Aya ya Quran ya Siku
Ayatul Kursi
Yaseen
Al Mulk
Ar-Rahman
Al Waqi'ah
Al Kahf
Al Muzzammil
Ramani ya tovutiFaraghaSheria na Masharti
© 2026 Quran.com. Haki Zote Zimehifadhiwa
Changia