Ingia
Ingia
Ingia
Chagua Lugha

As-Saaffat 37:31 فحق علينا قول ربنا انا لذايقون ٣١

Ukurasa 447 · Juzuu 23

فَحَقَّ
عَلَيۡنَا
قَوۡلُ
رَبِّنَآۖ
إِنَّا
لَذَآئِقُونَ
٣١
Sidaas awgeed waxaa nagu dhaboobay Qawlka Rabbigeen, xaqiiq waanu dhadhamin (Cadaabka).
Endelea Kusoma

Soma Tafsir

Ibn Kathir (Abridged)

The arguing of the Idolators on the Day of Resurrection

Allah tells us that the disbeliever will blame one another in the arena of Resurrection, just as they will argue with one another in the levels of Hell:

وَإِذْ يَتَحَآجُّونَ فِى النَّارِ فَيَقُولُ الضُّعَفَاءُ لِلَّذِينَ اسْتَكْبَرُواْ إِنَّا كُن

…

The arguing of the Idolators on the Day of Resurrection

Allah tells us that the disbeliever will blame one another in the arena of Resurrection, just a

…
Tazama Tafsir

Soma katika Muktadha

22. (Malaa'igay), soo kulmiya kuwii dulmi falka ahaa iyo eynigoodii iyo waxay caabudi jireen. 23. Alle sokadi, oo u taxaaba Naarta ololka badan. 24. Joojiya, wax baa la weydiine (oo lagu qiri). 25. Maxaad leedihiin oo aydaan isugu gargaareyn? 26. Mayee, Maalintaa dhammaan way is dhiibi doonaan. 27. Waxay ku jeesan qaarkoodba qaar iyagoo is weydiin?. 28. Waxay (raciyadii ku) odhan (madaxdoodii): Waxaad nooga iman jirteen dhanka midig . 29. Waxay (madaxdii) odhan: Ma aha, ee idinkaan mu’miniin ahayn. 30. Kuma aanu laheyn wax awood ah korkiinna. Ee waxaad ahaydeen qolo xad gudub badan. 31. Sidaas awgeed waxaa nagu dhaboobay Qawlka Rabbigeen, xaqiiq waanu dhadhamin (Cadaabka). 32. Waan idin luminnay , innaguna waa lunsanayn. 33. Iyagu (raciyaddii iyo kuwii la raacay) xaqiiq Maalinkaas cadaabkay wadaagi. 34. Sidaasaan ku fallaa denbiilayaasha. 35. Waxay xaqiiq ahaayeen marka lagu yidhaahdo: Ma jiro Ilaah (Xaq ah) aan ahayn Allaah, kuwa iska weyneeya. 36. Iyagoo leh: Ma waxaan isaga dayn ilaahyadayada gabyaa Jinnoole ah? 37. Mayee’ wuxuu (Nabigu) la yimid Xaq, oo rumeeyey Rusushii (Alle soo diray). 38. Waxaad idinku (gaaloy) dhadhamin cadaabka xanuunka badan. 39. La idinkamana abaal mariyo waxaan aheyn waxaad fasheen.

- Abdullah Hassan Yacoub

Endelea Kusoma

Maelezo na Tafakari

Huna maelezo au tafakari yoyote kuhusu aya hii.

Notes placeholders

Endelea Kuungana na Qur'ani ❤️

Vikumbusho vifupi vyenye maana vinavyoweka upya maisha yako, kukusaidia kutafakari na kuendelea kushikamana na Qur'ani.

Soma, Sikiliza, Tafuta, na Tafakari Qur'ani

Quran.com ni jukwaa linaloaminika na linalotumiwa na mamilioni duniani kote kusoma, kutafuta, kusikiliza na kutafakari kuhusu Qur'ani katika lugha tofauti. Inatoa huduma za tarjuma, tafsiri, vikariri, tarjuma ya neno kwa neno, na zana za ufahamu wa kina, kuifanya Qur'ani ipatikane na kila mtu.

Kama mbinu ya Sadaqah Jariyah, Quran.com imejitolea kusaidia watu kuunganishwa kwa kina na Qur'ani. Ikiungwa mkono na Quran.Foundation , shirika lisilo la faida la 501(c)(3), Quran.com inaendelea kukua kama rasilimali ya bila malipo na yenye thamani kwa wote, Alhamdulillah.

Chunguza
Nyumbani
Redio ya Qur'ani
Wasomaji
Kutuhusu
Watengenezaji
Sasisho za Bidhaa
Maoni
Msaada
Changia
Miradi Yetu
Quran.com
Quran For Android
Quran iOS
QuranReflect.com
Quran.AI
Sunnah.com
Nuqayah.com
Legacy.Quran.com
Corpus.Quran.com
Miradi isiyo ya faida inayomilikiwa, kusimamiwa, au kufadhiliwa na Quran.Foundation
Viungo Maarufu
Dua kutoka Quran
Aya ya Quran ya Siku
Ayatul Kursi
Yaseen
Al Mulk
Ar-Rahman
Al Waqi'ah
Al Kahf
Al Muzzammil
Ramani ya tovutiFaraghaSheria na Masharti
© 2026 Quran.com. Haki Zote Zimehifadhiwa
Changia