Ingia
Ingia
Ingia
Chagua Lugha

An-Najm 53:38 الا تزر وازرة وزر اخرى ٣٨

Ukurasa 527 · Juzuu 27

أَلَّا
تَزِرُ
وَازِرَةٞ
وِزۡرَ
أُخۡرَىٰ
٣٨
Inaan nafna dambi naf kale qaadaynin.
Endelea Kusoma

Soma Tafsir

Ibn Kathir (Abridged)

Chastising Those Who disobey Allah and stop giving Charity

Allah the Exalted chastises those who turn away from His obedience,

فَلاَ صَدَّقَ وَلاَ صَلَّى - وَلَكِن كَذَّبَ وَتَوَلَّى

(So he (the disbeliever) neither believed nor prayed! But on the contrary, he belied and turned away!) (75:31-32),

وَ

…

Chastising Those Who disobey Allah and stop giving Charity

Allah the Exalted chastises those who turn away from His obedience,

فَلاَ صَدَّقَ وَلاَ صَل

…
Tazama Tafsir

Soma katika Muktadha

33. Ka warrama midka xaqa ka jeedsaday. 34. Oo wax yar bixiyay inta kalana reebtay. 35. Ma agtiisaa cilmiga maqan yaallaa oo wuu arkaa. 36. Miyaan looga warramin (dadka) wixii ku yiillay Kitaabkii (Nabi Muuse). 37. Iyo kii (Nabi Ibraahimkii) ee oofiyay (wixii lafaray). 38. Inaan nafna dambi naf kale qaadaynin. 39. Ruuxna wuxuusan camalfalin heleeynin. 40. Camalkiisana la arki doono. 41. Ka dibna looga abaalmarin doono si buuxda. 42. Eebaa xaggiisana loo ahaan. 43. Eebe waakan wax ka qosliya kana oohiya. 44. Isagaana wax dila waxna nooleeya. 45. Isagaana abuuray labada nooc ee ah lab iyo dhaddigba. 46. Kana ahaysiiyay dhibic soo baxday. 47. Isagaana ahaysiin soo celinta kale. 48. Eebe isagaa wax Hodmiya isagaana wax faqiiriya. 49. Waana Eebaha xiddigga Shicra. 50. Eebe isagaa halaagay Caadkii hore. 51. Iyo Thamuudba waxna kama reebin. 52. (Nabi Nuux) Qoomkiisiina horuu (uhalaagay), waxayna ahaayeen kuwa dulmi badan oo xadgudub badan. 53. Qoomkii (Nabi Luudhna) wuu riday (Eebe). 54. Wuxuuna ka daboolay wuxuu ku daboolay (oo caddibaad ah). 55. Teebaadse nicmooyinka Eebe shakinaysaan (kana doodaysaan) dadow. 56. Kan (Nabiga iyo Quraankuba) waa dige ka mid ah digayaashii hore. 57. Wayna dhawaatay Saacaddii Qiyaame. 58. Wax Eebe ka soo hadhay oo ogna ma jiro (markay dhici). 59. Ma quraankanaad la yaabantihiin. 60. Ood qoslaysaan (idinkoo beenin) oydaanna ooyeynin (cabsi darteed). 61. Idinkoo waliba hilmaansan (islana wayn). 62. Ee dadow Eebe u sujuuda caabudana.

- Mahmud Muhammad Abduh

Endelea Kusoma

Maelezo na Tafakari

Huna maelezo au tafakari yoyote kuhusu aya hii.

Notes placeholders

Endelea Kuungana na Qur'ani ❤️

Vikumbusho vifupi vyenye maana vinavyoweka upya maisha yako, kukusaidia kutafakari na kuendelea kushikamana na Qur'ani.

Soma, Sikiliza, Tafuta, na Tafakari Qur'ani

Quran.com ni jukwaa linaloaminika na linalotumiwa na mamilioni duniani kote kusoma, kutafuta, kusikiliza na kutafakari kuhusu Qur'ani katika lugha tofauti. Inatoa huduma za tarjuma, tafsiri, vikariri, tarjuma ya neno kwa neno, na zana za ufahamu wa kina, kuifanya Qur'ani ipatikane na kila mtu.

Kama mbinu ya Sadaqah Jariyah, Quran.com imejitolea kusaidia watu kuunganishwa kwa kina na Qur'ani. Ikiungwa mkono na Quran.Foundation , shirika lisilo la faida la 501(c)(3), Quran.com inaendelea kukua kama rasilimali ya bila malipo na yenye thamani kwa wote, Alhamdulillah.

Chunguza
Nyumbani
Redio ya Qur'ani
Wasomaji
Kutuhusu
Watengenezaji
Sasisho za Bidhaa
Maoni
Msaada
Changia
Miradi Yetu
Quran.com
Quran For Android
Quran iOS
QuranReflect.com
Quran.AI
Sunnah.com
Nuqayah.com
Legacy.Quran.com
Corpus.Quran.com
Miradi isiyo ya faida inayomilikiwa, kusimamiwa, au kufadhiliwa na Quran.Foundation
Viungo Maarufu
Dua kutoka Quran
Aya ya Quran ya Siku
Ayatul Kursi
Yaseen
Al Mulk
Ar-Rahman
Al Waqi'ah
Al Kahf
Al Muzzammil
Ramani ya tovutiFaraghaSheria na Masharti
© 2026 Quran.com. Haki Zote Zimehifadhiwa
Changia