Ingia
Ingia
Ingia
Chagua Lugha

Al-Waqiah 56:81 افبهاذا الحديث انتم مدهنون ٨١

Ukurasa 537 · Juzuu 27

أَفَبِهَٰذَا
ٱلۡحَدِيثِ
أَنتُم
مُّدۡهِنُونَ
٨١
Ma warkan (Qur’aanka) baad (gaaloy) u qaadataan wax fudud aan qiimo lahayn?
reading-goal:continue-reading

Soma q-and-a.tafsir

Ibn Kathir (Abridged)

Allah swears to the Greatness of the Qur'an

The usage of La (in Fala) is not an extra character without meaning, as some of the scholars of Tafsir say. Rather it is used at the beginning of an oath when the oath is a negation. This is like when `A'ishah, may Allah be pleased with her said, "La by All

…

Allah swears to the Greatness of the Qur'an

The usage of La (in Fala) is not an extra character without meaning, as some of the scholars of Tafsir say.

…
Tazama tafsirs

Soma related-content

75. Mayee, waxaan ku dhaartay halkay xiddiguhu ku dhacaan. 76. Xaqiiqna waa dhaar weyn, haddaad ogaan lahaydeen. 77. Hubaal kani waa Qur'aan Sharaf Badan. 78. Ku yaal Kitaab aad la dhowray (Looxa Maxfuudka). 79. Cidna taaban kuwa la daahiriyey mooyee (malaa’igta). 80. Waa soo dejinta Rabbiga uumanka. 81. Ma warkan (Qur’aanka) baad (gaaloy) u qaadataan wax fudud aan qiimo lahayn? 82. oo aad ka yeeleysaan (mahaddii) risiqiinna beenin (Xaqa). 83. Maxaydaan markay (naftu) dhuunta gaadho. 84. Idinkuna markaas aad u jeeddaan (qofka dhiman). 85. Annaguna (Alle ah Ogaal iyo Awood ahaan iyo malaa’igtayada) idiinka dhownahay, laakiinse aydaan arkayn. 86. Haddaad tihiin kuwo aan la soo bixineyn oo la xisaabineyn (Aakhirada). 87. Maxaad Ugu soo celin (weydeen) nafta (jirkeedii) haddaad run sheegeysaan? 88. Hadduu ka mid yahay kuwa loo soo dhoweeyo (Allaah). 89. Waxaa u ahaaday raaxo, reynreyn, reexaan udgoon iyo Janno barwaaqo ah. 90. Hadduu ka mid yahayse kuwa ah gacanta midig (ehlu Jannada). 91. Nabad baa idiin sugnaatay kuwa ahow gacanta midig. 92. Haddiise uu ka mid yahay (Xaq) beeniyayaasha, habowsanaaysaha ah. 93. Waxaa lagu sooryeen biyo kulul oo karaya. 94. Iyo ku gubasho Dabka aan dameyn ee ololka badan (Naarta). 95. Arrinkani waa run la hubo oo xaqiiq ah. 96. Ee xurmee oo huf Magaca Rabbigaa, Weynaha, Sharafta Badan.

- Abdullah Hassan Yacoub

reading-goal:continue-reading

Maelezo na Tafakari

reflection-not-available

Notes placeholders

Endelea Kuungana na Qur'ani ❤️

Vikumbusho vifupi vyenye maana vinavyoweka upya maisha yako, kukusaidia kutafakari na kuendelea kushikamana na Qur'ani.

Soma, Sikiliza, Tafuta, na Tafakari Qur'ani

Quran.com ni jukwaa linaloaminika na linalotumiwa na mamilioni duniani kote kusoma, kutafuta, kusikiliza na kutafakari kuhusu Qur'ani katika lugha tofauti. Inatoa huduma za tarjuma, tafsiri, vikariri, tarjuma ya neno kwa neno, na zana za ufahamu wa kina, kuifanya Qur'ani ipatikane na kila mtu.

Kama mbinu ya Sadaqah Jariyah, Quran.com imejitolea kusaidia watu kuunganishwa kwa kina na Qur'ani. Ikiungwa mkono na Quran.Foundation , shirika lisilo la faida la 501(c)(3), Quran.com inaendelea kukua kama rasilimali ya bila malipo na yenye thamani kwa wote, Alhamdulillah.

Chunguza
Nyumbani
Redio ya Qur'ani
Wasomaji
Kutuhusu
Watengenezaji
Sasisho za Bidhaa
Maoni
Msaada
Changia
Miradi Yetu
Quran.com
Quran For Android
Quran iOS
QuranReflect.com
Quran.AI
Sunnah.com
Nuqayah.com
Legacy.Quran.com
Corpus.Quran.com
Miradi isiyo ya faida inayomilikiwa, kusimamiwa, au kufadhiliwa na Quran.Foundation
Viungo Maarufu
Dua kutoka Quran
Aya ya Quran ya Siku
Ayatul Kursi
Yaseen
Al Mulk
Ar-Rahman
Al Waqi'ah
Al Kahf
Al Muzzammil
Ramani ya tovutiFaraghaSheria na Masharti
© 2026 Quran.com. Haki Zote Zimehifadhiwa
Changia