Ingia
Ingia
Ingia
Chagua Lugha

Al-Qalam 68:33 كذالك العذاب ولعذاب الاخرة اكبر لو كانوا يعلمون ٣٣

Ukurasa 565 · Juzuu 29

كَذَٰلِكَ
ٱلۡعَذَابُۖ
وَلَعَذَابُ
ٱلۡأٓخِرَةِ
أَكۡبَرُۚ
لَوۡ
كَانُواْ
يَعۡلَمُونَ
٣٣
Caddibaaddu waa saas Caddibaadda Aakharaase ka weyn haddii ay wax ogyihiin.
reading-goal:continue-reading

Soma q-and-a.tafsir

Ibn Kathir (Abridged)

A Parable of the Removal of the Earnings of the Disbelievers

This is a parable that Allah made of the behavior of the Quraysh disbelievers with the great mercy, and tremendous favors He granted them. The mercy and favor of sending of Muhammad ﷺ to them. But they met him with denial, rejection and opp

…

A Parable of the Removal of the Earnings of the Disbelievers

This is a parable that Allah made of the behavior of the Quraysh disbelievers with the gre

…
Tazama tafsirs

Soma related-content

17. Eebe wuu Imtixaanay Gaaladii (Reer Makaad) sidii loo imtixanay kuwii beerta markay ku dhaarten inay Aroortii goostaan. 18. Iyagoon dhihin haddii Eebe idmo. 19. Waxaase Beertii xagaa Eebe uga yimid Amar iyagoo hurda. 20. Waxayna noqotay wax la shafay (La gooyay) oo kale. 21. wayna isu dhawaaqeen Subaxdii. 22. iyagoo leh kallaha oo beerta goosta. 23. wayna tageen iyagoo Codka hoos u dhigi. 24. inaan Beerta maanta Miskiin soo gelin. 25. Wayna kallaheen iyagoo diidan (in Miskiin u soo galo). 26. Markay ay arkeen Beertii siday tahay yey isu dhaheen waan soo dhunnay. 27. haddana way isgarteen waxayna dhaheen ma ehee waa la ina hoojiyey. 28. Markaas kii u fiicnaa yiri: miyaana idin dhihin war Eebe weyneeya. 29. Markaasay dheheen Eebaa weyn, waan xad gudubnay. 30. Markaasaa qaarba qaar ku jeedsaday iyagoo is dagaali. 31. Waxayna dheheen Magacaana ba'ye waan xad gudubnay. 32. Eebe wuxuu u dhow yahay inuu noogu beddelo mid ka fiican isagaan Khayr ka rajaynaynaa eh. 33. Caddibaaddu waa saas Caddibaadda Aakharaase ka weyn haddii ay wax ogyihiin.

- Mahmud Muhammad Abduh

reading-goal:continue-reading

Maelezo na Tafakari

reflection-not-available

Notes placeholders

Endelea Kuungana na Qur'ani ❤️

Vikumbusho vifupi vyenye maana vinavyoweka upya maisha yako, kukusaidia kutafakari na kuendelea kushikamana na Qur'ani.

Soma, Sikiliza, Tafuta, na Tafakari Qur'ani

Quran.com ni jukwaa linaloaminika na linalotumiwa na mamilioni duniani kote kusoma, kutafuta, kusikiliza na kutafakari kuhusu Qur'ani katika lugha tofauti. Inatoa huduma za tarjuma, tafsiri, vikariri, tarjuma ya neno kwa neno, na zana za ufahamu wa kina, kuifanya Qur'ani ipatikane na kila mtu.

Kama mbinu ya Sadaqah Jariyah, Quran.com imejitolea kusaidia watu kuunganishwa kwa kina na Qur'ani. Ikiungwa mkono na Quran.Foundation , shirika lisilo la faida la 501(c)(3), Quran.com inaendelea kukua kama rasilimali ya bila malipo na yenye thamani kwa wote, Alhamdulillah.

Chunguza
Nyumbani
Redio ya Qur'ani
Wasomaji
Kutuhusu
Watengenezaji
Sasisho za Bidhaa
Maoni
Msaada
Changia
Miradi Yetu
Quran.com
Quran For Android
Quran iOS
QuranReflect.com
Quran.AI
Sunnah.com
Nuqayah.com
Legacy.Quran.com
Corpus.Quran.com
Miradi isiyo ya faida inayomilikiwa, kusimamiwa, au kufadhiliwa na Quran.Foundation
Viungo Maarufu
Dua kutoka Quran
Aya ya Quran ya Siku
Ayatul Kursi
Yaseen
Al Mulk
Ar-Rahman
Al Waqi'ah
Al Kahf
Al Muzzammil
Ramani ya tovutiFaraghaSheria na Masharti
© 2026 Quran.com. Haki Zote Zimehifadhiwa
Changia