Ingia
Ingia
Ingia
Chagua Lugha

Al-Hijr 15:35 وان عليك اللعنة الى يوم الدين ٣٥

Ukurasa 264 · Juzuu 14

وَإِنَّ
عَلَيۡكَ
ٱللَّعۡنَةَ
إِلَىٰ
يَوۡمِ
ٱلدِّينِ
٣٥
Korkaagana waxaa ah Lacnad tan iyo Maalinta Abaal marinta (Qiyaamada).
reading-goal:continue-reading

Soma q-and-a.tafsir

Ibn Kathir (Abridged)

The Expulsion of Iblis from Jannah, and His Reprieve until the Day of Resurrection

Allah tells us how He issued an unconditional command to Iblis to leave the position he held among the highest of heights. He told him that he was an outcast, i.e., cursed, and that he would be followed by a curse that

…

The Expulsion of Iblis from Jannah, and His Reprieve until the Day of Resurrection

Allah tells us how He issued an unconditional command to Iblis to le

…
Tazama tafsirs

Soma related-content

26. annagaana ka abuuray dadka dhoobo doorsoon. 27. Jaankana (Jinniga) waxaan ka abuuray mar hore Naar samuum leh (Kulayl). 28. Xusuuso markuu ku yidhi Eebahaa malaa'igta Anugu waxaan ka abuuri Dad dhoobo doorsoon. 29. Ee markaan ekeeyo kuna afuufo dhexdiisa Ruuxdayda ugu dhaca Sujuud. 30. wayna Sujuudeen malaa'igtii dhammaan oo Kulansan. 31. Ibliis oo diiday inuu ka mid noqdo kuwa Sujuuday mooyee. 32. Wuxuuna yidhi (Eebe) Ibliisow maxaad leedahay oodan u noqonin kuwa Sujuuda. 33. Wuxuuna yidhi ma ihi Mid u sujuudi dad aad ka Abuurtay Dhoobo doorsoon. 34. Wuxuuna yidhi Eebe ka bax xageeda adigu waa lagu fogeeyaye. 35. Korkaagana waxaa ah Lacnad tan iyo Maalinta Abaal marinta (Qiyaamada). 36. Wuxuuna yidhi Eebow i sug tan iyo maalinta La soo bixin dadka. 37. Wuxuuna yidhi Eebe Adugu kuwa la sugi Yaad ka mid tahay. 38. Tan iyo maalinta Wakhtiga la yaqaan leh. 39. Wuxuuna yidhi Ibliis Eebow i baadiyayntaada Darteed waxaan u Qurxin dhulka Dhexdiisa waana Dhumin dhammaan. 40. Addoomadaada cibaadada kuu kali Yeelay mooyee (lana doortay). 41. Eebe wuxuu yidhi kaasi waa Jid igu toosan (oo layska abaal marin). 42. Addoomadayda (toosan) Kuma lihid xujo Cid Ku raacday oo kuwa Baadida ah ka mida Mooyee. 43. Jahanamaana yaboohoodu yahay (inta dhunta) Dhammaan. 44. Waxayna leedahay todoba irridood oo irrid Kastana waxay leedahay Qaddar loo qaybiyay (oo Ibliis iyo Colkiisa ah).

- Mahmud Muhammad Abduh

reading-goal:continue-reading

Maelezo na Tafakari

reflection-not-available

Notes placeholders

Endelea Kuungana na Qur'ani ❤️

Vikumbusho vifupi vyenye maana vinavyoweka upya maisha yako, kukusaidia kutafakari na kuendelea kushikamana na Qur'ani.

Soma, Sikiliza, Tafuta, na Tafakari Qur'ani

Quran.com ni jukwaa linaloaminika na linalotumiwa na mamilioni duniani kote kusoma, kutafuta, kusikiliza na kutafakari kuhusu Qur'ani katika lugha tofauti. Inatoa huduma za tarjuma, tafsiri, vikariri, tarjuma ya neno kwa neno, na zana za ufahamu wa kina, kuifanya Qur'ani ipatikane na kila mtu.

Kama mbinu ya Sadaqah Jariyah, Quran.com imejitolea kusaidia watu kuunganishwa kwa kina na Qur'ani. Ikiungwa mkono na Quran.Foundation , shirika lisilo la faida la 501(c)(3), Quran.com inaendelea kukua kama rasilimali ya bila malipo na yenye thamani kwa wote, Alhamdulillah.

Chunguza
Nyumbani
Redio ya Qur'ani
Wasomaji
Kutuhusu
Watengenezaji
Sasisho za Bidhaa
Maoni
Msaada
Changia
Miradi Yetu
Quran.com
Quran For Android
Quran iOS
QuranReflect.com
Quran.AI
Sunnah.com
Nuqayah.com
Legacy.Quran.com
Corpus.Quran.com
Miradi isiyo ya faida inayomilikiwa, kusimamiwa, au kufadhiliwa na Quran.Foundation
Viungo Maarufu
Dua kutoka Quran
Aya ya Quran ya Siku
Ayatul Kursi
Yaseen
Al Mulk
Ar-Rahman
Al Waqi'ah
Al Kahf
Al Muzzammil
Ramani ya tovutiFaraghaSheria na Masharti
© 2026 Quran.com. Haki Zote Zimehifadhiwa
Changia