Ingia
Ingia
Ingia
Chagua Lugha

Al-Haqqah 69:34 ولا يحض على طعام المسكين ٣٤

Ukurasa 567 · Juzuu 29

وَلَا
يَحُضُّ
عَلَىٰ
طَعَامِ
ٱلۡمِسۡكِينِ
٣٤
aana fari jirin in Masaakiinta wax la siiyo.
reading-goal:continue-reading

Soma q-and-a.tafsir

Ibn Kathir (Abridged)

The Bad Condition of Whoever is given His Record in His Left Hand

These Ayat inform about the condition of the wretched people when one of them is given his Record (of deeds) in his left hand when the people are brought before Allah. At this time he will be very remorseful.

وَأَمَّا مَنْ أُوتِىَ كِتَب

…

The Bad Condition of Whoever is given His Record in His Left Hand

These Ayat inform about the condition of the wretched people when one of them is give

…
Tazama tafsirs

Soma related-content

19. Ruuxiise Kitaabkiisa midigta laga siiyo wuxuu dhihi (farax daraadiis) akhriya Kitaabkayga. 20. Waxaan yaqiinsanaa (Adduunka) inaan la kulmi Xisaabtayda. 21. wuxuu ruuxaasi ku noolaan nolol laga raalli yahay. 22. Wuxuuna geli «Janno» sarreeysa. 23. Midhaheeduna u dhaw yihiin (Ruuxa guran). 24. Waxaana lagu dhihi Cuna oo Caba idinkoo shifaysan Camalkaad hor marsateen ayaamihii tegay daraadiis (Adduunkii). 25. Ruuxiise Kitaabkiisa laga siiyo Bidixda wuxuu dhahayaa Magacayba'ee maan la i siinin Kitaabkayga. 26. Xisaabtaydana maanan ogaanin. 27. Magaacayba'ee maxaan u soo noolaaday. 28. Xoolahaygi wax iima tarin. 29. Waxaa lumay awooddaydii (iyo xujadaydii). 30. Waxaa loo odhan qabta oo Gacmihiisa iyo luquntiisa isku xira. 31. Naarta Jahannamada geliya. 32. Markaas geliya Silsilad Todobaatan dhudhun ah. 33. maxaayeelay wuxuu ahaa kaan rumaynin Eebaha weyn. 34. aana fari jirin in Masaakiinta wax la siiyo. 35. Maanta (Qiyaamada) kuma leh Saaxiib. 36. Cuunana kuma leh aan ahayn dhaacaanka «Ehlu Naarka». 37. Cunnadaasna ma cuno kuwa gafay waxaan ahayn (Gaalada).

- Mahmud Muhammad Abduh

reading-goal:continue-reading

Maelezo na Tafakari

reflection-not-available

Notes placeholders

Endelea Kuungana na Qur'ani ❤️

Vikumbusho vifupi vyenye maana vinavyoweka upya maisha yako, kukusaidia kutafakari na kuendelea kushikamana na Qur'ani.

Soma, Sikiliza, Tafuta, na Tafakari Qur'ani

Quran.com ni jukwaa linaloaminika na linalotumiwa na mamilioni duniani kote kusoma, kutafuta, kusikiliza na kutafakari kuhusu Qur'ani katika lugha tofauti. Inatoa huduma za tarjuma, tafsiri, vikariri, tarjuma ya neno kwa neno, na zana za ufahamu wa kina, kuifanya Qur'ani ipatikane na kila mtu.

Kama mbinu ya Sadaqah Jariyah, Quran.com imejitolea kusaidia watu kuunganishwa kwa kina na Qur'ani. Ikiungwa mkono na Quran.Foundation , shirika lisilo la faida la 501(c)(3), Quran.com inaendelea kukua kama rasilimali ya bila malipo na yenye thamani kwa wote, Alhamdulillah.

Chunguza
Nyumbani
Redio ya Qur'ani
Wasomaji
Kutuhusu
Watengenezaji
Sasisho za Bidhaa
Maoni
Msaada
Changia
Miradi Yetu
Quran.com
Quran For Android
Quran iOS
QuranReflect.com
Quran.AI
Sunnah.com
Nuqayah.com
Legacy.Quran.com
Corpus.Quran.com
Miradi isiyo ya faida inayomilikiwa, kusimamiwa, au kufadhiliwa na Quran.Foundation
Viungo Maarufu
Dua kutoka Quran
Aya ya Quran ya Siku
Ayatul Kursi
Yaseen
Al Mulk
Ar-Rahman
Al Waqi'ah
Al Kahf
Al Muzzammil
Ramani ya tovutiFaraghaSheria na Masharti
© 2026 Quran.com. Haki Zote Zimehifadhiwa
Changia