Ingia
Ingia
Ingia
Chagua Lugha

Al-Aaraf 7:109 قال الملا من قوم فرعون ان هاذا لساحر عليم ١٠٩

Ukurasa 164 · Juzuu 9

قَالَ
ٱلۡمَلَأُ
مِن
قَوۡمِ
فِرۡعَوۡنَ
إِنَّ
هَٰذَا
لَسَٰحِرٌ
عَلِيمٞ
١٠٩
Waxay dheheen Madaxdii qoomkii Fircoon ka mida kani waa sixirroow aad u yaqaanna.
reading-goal:continue-reading

Soma q-and-a.tafsir

Ibn Kathir (Abridged)

Fir`awn's People say that Musa is a Magician!

The chiefs and noblemen of the people of Fir`awn agreed with Fir`awn's statement about Musa. After Fir`awn felt safe and returned to his throne, he said to the chiefs of his people,

إِنَّ هَذَا لَسَحِرٌ عَلِيمٌ

(This is indeed a well-versed sorcerer) and t

…

Fir`awn's People say that Musa is a Magician!

The chiefs and noblemen of the people of Fir`awn agreed with Fir`awn's statement about Musa. After Fir`aw

…
Tazama tafsirs

Soma related-content

109. Waxay dheheen Madaxdii qoomkii Fircoon ka mida kani waa sixirroow aad u yaqaanna. 110. wuxuuna Dooni inuu idinka Bixiyo Dhulkiinnaa ee Maxaad Faraysaan. 111. waxayna Dheheen dib u Dhig (Xaalkiisa) iyo Walaalkiis una dir Magaalooyinka kuwo soo kulmiya. 112. oo kuu Keena Sixir badane kasta aadna u yaqaanna. 113. Waxayna u Yimaaddeen Sixirlayaashii Fircoon waxayna Dheheen Ujuuro maleenahay haddaan annagu Adkaanno. 114. Wuxuuna yidhi haa, waxaadna noqonaysaan kuwa la soo Dhaweeyo. 115. Waxayna dheheen Muusow, ama Tuur ama aan tuurro. 116. Wuxuuna yidhi Tuura, markay Tuureenna waxay Sixreen Indhaha Dadka wayna Cabsi galiyeen waxayna la yimaadeen Sixir wayn. 117. Waxaana u Waxyoonay (Nabi) Muuse Tuur Ushaada, waxayna soo Baxday inay Cunto waxay Dhoobdhoobeen. 118. Waxaana Sugnaaday Xaqii waxaana Buray waxay Falayeen. 119. Waxaana lagaga Adkaaday Gaaladii halkaas, waxayna noqdeen iyagoo Dullaysan. 120. Waxaana loo riday Sixirlayaashii Sujuud. 121. Waxayna Dheheen waxaan Rumeynay Eebaha Caalamka. 122. Eebaha Muuse iyo Haaruun. 123. Wuxuuna yidhi Fircoon Miyaad rumeyseen Muuse, Idan ka hor, Arrintani waa Dhagar aad ku Dhagarteen Magaalada si aad uga Bixisaan Xaggeeda Dadkeeda, waad ogaan doontaan. 124. Waxaan u gooyn Gacmihiinna iyo Lugahiinna isdhaaf waana idin Wadhi Dhamaantiin. 125. Waxayna Dheheen Xagga Eebahanaa u Noqonaynaa. 126. Waxaad nagu nacayso oon ahayn inaan Rumaynay Aayaadka Eebahanno ma jiro, markay noo Timid, Eebow samir naga Buuxi na dilna anagoo Muslimiina.

- Mahmud Muhammad Abduh

reading-goal:continue-reading

Maelezo na Tafakari

reflection-not-available

Notes placeholders

Endelea Kuungana na Qur'ani ❤️

Vikumbusho vifupi vyenye maana vinavyoweka upya maisha yako, kukusaidia kutafakari na kuendelea kushikamana na Qur'ani.

Soma, Sikiliza, Tafuta, na Tafakari Qur'ani

Quran.com ni jukwaa linaloaminika na linalotumiwa na mamilioni duniani kote kusoma, kutafuta, kusikiliza na kutafakari kuhusu Qur'ani katika lugha tofauti. Inatoa huduma za tarjuma, tafsiri, vikariri, tarjuma ya neno kwa neno, na zana za ufahamu wa kina, kuifanya Qur'ani ipatikane na kila mtu.

Kama mbinu ya Sadaqah Jariyah, Quran.com imejitolea kusaidia watu kuunganishwa kwa kina na Qur'ani. Ikiungwa mkono na Quran.Foundation , shirika lisilo la faida la 501(c)(3), Quran.com inaendelea kukua kama rasilimali ya bila malipo na yenye thamani kwa wote, Alhamdulillah.

Chunguza
Nyumbani
Redio ya Qur'ani
Wasomaji
Kutuhusu
Watengenezaji
Sasisho za Bidhaa
Maoni
Msaada
Changia
Miradi Yetu
Quran.com
Quran For Android
Quran iOS
QuranReflect.com
Quran.AI
Sunnah.com
Nuqayah.com
Legacy.Quran.com
Corpus.Quran.com
Miradi isiyo ya faida inayomilikiwa, kusimamiwa, au kufadhiliwa na Quran.Foundation
Viungo Maarufu
Dua kutoka Quran
Aya ya Quran ya Siku
Ayatul Kursi
Yaseen
Al Mulk
Ar-Rahman
Al Waqi'ah
Al Kahf
Al Muzzammil
Ramani ya tovutiFaraghaSheria na Masharti
© 2026 Quran.com. Haki Zote Zimehifadhiwa
Changia