Войти
Войти
Войти
Выберите язык

At-Tur 52:29 فذكر فما انت بنعمت ربك بكاهن ولا مجنون ٢٩

Страница 524 · Джуз 27

فَذَكِّرۡ
فَمَآ
أَنتَ
بِنِعۡمَتِ
رَبِّكَ
بِكَاهِنٖ
وَلَا
مَجۡنُونٍ
٢٩
Ee waani (Nabiyow dadka), nicmada darteed ma tihid wax sheege iyo waalane midnee.
reading-goal:continue-reading

Читать q-and-a.tafsir

Russian Tafseer Al Saddi

Аллах приказал Своему посланнику, да благословит его Аллах и приветствует, проповедовать ислам среди мусульман и неверующих, дабы его проповеди осветили путь убежденным в истине и лишили оправдания нечестивцев. Он велел ему не обращать внимания на слова и оскорбления неверующих и многобожников. Они …
Аллах приказал Своему посланнику, да благословит его Аллах и приветствует, проповедовать ислам среди мусульман и неверующих, дабы его проповеди освети…
Вид tafsirs

Читать related-content

29. Ee waani (Nabiyow dadka), nicmada darteed ma tihid wax sheege iyo waalane midnee. 30. Mise waxay dhihi waa gabayaa ee aan la sugno Geerida. 31. Waxaad dhahdaa suga anna waan idin la sugiye. 32. Mise caqligooda (xun) yaa saas faray, ma aha ee waa Qoom xadgudbay. 33. Mise waxaydhihi isagaa abuurtay (Quraanka) waxba ma ayan rumeynin. 34. Ha la yimaadeen hadal la mid ah hadday Run sheegi. 35. Mise waxaa la abuuray abuure la'aan, mise iyagaa abuuray (naftooda). 36. Mise iyagaa Samaawaadka iyo Dhulka abuuray, saas ma aha ee wax ma ayan yaqiininin. 37. Mise agtoodaa khayraadka Eebe yaallaa, Mise iyagaa xisaabin dadka. 38. Mise waxay leeyihiin Sallaan ay wax ku Dhageeystaan, ha la yimaado kooda wax dhaagaystay xujo cad. 39. Mise Eebaa Gabdho u sugnaaday idinkana wiilal. 40. Mise waxaad warsan Nabiyow ujuuro, oo markaas ku cuslaatay. 41. Mise waxa maqanbaa agtooda ah oo ay qoraan. 42. Mise Dhagar Bay Rabaan, kuwa gaaloobay iyagaa dhakran. 43. Mise Ilaah Eebe ka soo hadhay leeyhiin, Eebaa ka fog waxay la wadaajiyeen «Ilaah-nimada». 44. Hadday arkaan goosin ka mid ah Samada oo soo dhacaysa waxay odhan waa Daruuro is dulsaaran (madax adayg dartiis). 45. Ee iskaga tag Nabiyow intay kala kulmaan maalinta dhexdeeda lagu halaagi doono. 46. Maalinta ayan dhagartoodu wax u taraynin wax u gargaarana uusan jirin. 47. Kuwa xad gudbay waxaa u sugnaaday caddibaad ka sokaysa (Qiyaamada), laakiin badankoodu ma oga. 48. Ee ku samir xukunka Eebahaa (Nabiyow) annagaa ku ilaalinaynee, kuna; tasbiixso oo ku mahadi Eebahaa markaad kici. 49. Habeenka qaarkiisna tuko, iyo marka xiddiguhu jeedsadaan.

- Mahmud Muhammad Abduh

reading-goal:continue-reading

Примечания и Размышления

reflection-not-available

Notes placeholders

Оставайтесь на связи с Кораном ❤️

Короткие, но содержательные напоминания, чтобы перезагрузиться, поразмышлять и оставаться на связи с Кораном.

Читайте, слушайте, ищите и размышляйте над Кораном

Quran.com — это надёжная платформа, используемая миллионами людей по всему миру для чтения, поиска, прослушивания и размышления над Кораном на разных языках. Она предоставляет переводы, тафсир, декламацию, пословный перевод и инструменты для более глубокого изучения, делая Коран доступным каждому.

Quran.com, как садака джария, стремится помочь людям глубже проникнуть в Коран. При поддержке Quran.Foundation , некоммерческой организации, имеющей статус 501(c)(3), Quran.com продолжает развиваться как бесплатный и ценный ресурс для всех. Альхамдулиллях.

Навигация
Дом
Коран Радио
Чтецы
О нас
Разработчики
Обновления продуктов
Обратная связь
Помощь
Пожертвовать
Наши проекты
Quran.com
Quran For Android
Quran iOS
QuranReflect.com
Quran.AI
Sunnah.com
Nuqayah.com
Legacy.Quran.com
Corpus.Quran.com
Некоммерческие проекты, принадлежащие, управляемые или спонсируемые Quran.Foundation
Популярные ссылки
Молитвы из Корана
Аят дня из Корана
Ayatul Kursi
Surah Yaseen
Surah Al Mulk
Surah Ar-Rahman
Surah Al Waqi'ah
Surah Al Kahf
Surah Al Muzzammil
Карта сайтаКонфиденциальностьУсловия и положения
© 2026 Quran.com. Все права защищены
Способствовать