Zaanigu (dhillaygu) ma uu la galmo galo waxaan aheyn Zaaniyad (dhillo) ama Mushrikad (gaalad), Zaaniyaddana (dhillada) ma ay la galmo galaan waxaan aan aheyn zaani (dhillay) ama Mushrik (gaal), waana ka xaaraan mu’miniinta (guursiga kuwaasi iyaga ah)1.