登入
登入
登入
选择语言
056

Al-Waqi'ah 56:15 على سرر موضونة ١٥

56:15
عَلَىٰ
سُرُرٖ
مَّوۡضُونَةٖ
١٥
Sariiro Dahab laga sameeyay yayna ku sugnaan.
继续阅读

阅读《古兰经注》

Ibn Kathir (Abridged)

The Reward of the Foremost in Faith

Allah states that the foremost of the close believers are a multitude, a crowd among the earlier generations and a few from the latter generations. There is a difference over the meaning of the first generations and the later generations. Some said that the former

…

The Reward of the Foremost in Faith

Allah states that the foremost of the close believers are a multitude, a crowd among the earlier generations and a

…
更多经注

结合上下文阅读

章 56, 页 534, Juz 27

1. Markay Qiyaamadu dhacdo. 2. Dhiciddaas wax beenin ma jiro (markay arkaan). 3. Waana (mid) hoos u dhiga kor u dhiga ah. 4. Marka la gilgilo Dhulka gilgilid. 5. Buurahana la rido (La kala daadiyo). 6. Oy noqoto boodh Firdhisan. 7. Ood ahaataan Saddex nooc, (markaasaa dadka la soo bixin). 8. Kuwa midigta mari (waa Ehlu-Jannehee), ma taqaan kuwa midigta mari. 9. Iyo kuwa bidixda mari (waa ehluNaarkee) ma taqaan kuwa Bidixda mari. 10. Iyo kuwii aad u hormaray. 11. Waa kuwa Eebe dhaweeyay. 12. Waxayna gali Jannooyin Nicma leh. 13. Waana Koox ka mid ah kuwii hore. 14. Iyo wax yar oo ka mid ah kuwii dambeeyay. 15. Sariiro Dahab laga sameeyay yayna ku sugnaan. 16. Oy kuna dangiigsan korkeeda iyagoo is qaabili. 17. Waxaa la dhex wareegi wiilal waari. 18. Koobab iyo kildhiyo iyo weel uu ka buuxo macaan (khamri) socda. 19. Madax xanuun iyo caqlitagid midna ma leh. 20. Faakihaday «khudaartay» doonaanna way heli. 21. Iyo Hilib Shimbir oo kay rabaan ah. 22. Iyo Haween Janno oo Indha cadcad. 23. Ood mooddo Jawhar la ilaaliyay. 24. Waana abaalmarin waxay Camalfali jireen (oo wanaag ahaa). 25. Kumana maqlaan Jannada hadal micno darra iyo dambi midna. 26. Waxayse ku Maqli Salaan (dhexdooda ah).

- Mahmud Muhammad Abduh

笔记与反思

你对这节经文没有任何笔记或感想。

Notes placeholders

与《古兰经》保持联系❤️

简短而有意义的提醒,帮助你重新调整、反思并与《古兰经》保持联系。

阅读、聆听、探索并思考《古兰经》

Quran.com 是一个值得信赖的平台,全球数百万人使用它来阅读、搜索、聆听和思考多种语言的《古兰经》。它提供翻译、注释、诵读、逐字翻译以及深入研究的工具,让每个人都能接触到《古兰经》。

作为一家名为“施舍之家”(Sadaqah Jariyah)的机构,Quran.com 致力于帮助人们与《古兰经》建立更深层次的联系。在 501(c)(3) 非营利组织 Quran.Foundation 的支持下,Quran.com 不断发展壮大,成为所有人的免费宝贵资源。Alhamdulillah(真主安拉)

导航
首页
在线听古兰经
朗诵者
关于我们
开发者
产品更新
反馈问题
帮助
捐
我们的项目
Quran.com
Quran For Android
Quran iOS
QuranReflect.com
Quran.AI
Sunnah.com
Nuqayah.com
Legacy.Quran.com
Corpus.Quran.com
Quran.Foundation 拥有、管理或赞助的非营利项目
热门链接
古兰经中的祈祷词
每日古兰经经文
Ayatul Kursi
Surah Yaseen
Surah Al Mulk
Surah Ar-Rahman
Surah Al Waqi'ah
Surah Al Kahf
Surah Al Muzzammil
网站地图隐私条款和条件
© 2026年 Quran.com. 版权所有
贡献