Iniciar sesión
Iniciar sesión
Iniciar sesión
Seleccionar idioma

Al-Híjr 15:62 قال انكم قوم منكرون ٦٢

Página 265 · Juz 14

قَالَ
إِنَّكُمۡ
قَوۡمٞ
مُّنكَرُونَ
٦٢
(Luud) wuxuu yidhi: Waxaad idinku dhabtii tihiin qolo aan la garanaynin.
reading-goal:continue-reading

Leer q-and-a.tafsir

Ibn Kathir (Abridged)

The Angels coming to Lut

Allah tells us about when the angels came to Lut in the form of young men with handsome faces. When they entered his home, he said:

قَالَ إِنَّكُمْ قَوْمٌ مُّنكَرُونَ - قَالُواْ بَلْ جِئْنَكَ بِمَا كَانُواْ فِيهِ يَمْتَرُونَ

("Verily, you are people unknown to me." They said:

…

The Angels coming to Lut

Allah tells us about when the angels came to Lut in the form of young men with handsome faces. When they entered his home, he

…
Ver tafsirs

Leer related-content

61. Markay u yimaadeen reer Luud Rusushii (malaa'igta ahayd ee) la soo diray. 62. (Luud) wuxuu yidhi: Waxaad idinku dhabtii tihiin qolo aan la garanaynin. 63. Waxay (malaa’igtii) yidhaahdeen: Mayee waxaanu kuula nimid waxay ka doodayeen. 64. Waxaan kuula nimidna Xaq, oo run baynu sheegi. 65. Ee la guuree ehelkaaga qayb ka mid ah habeenka, soco gadaashooda, yaanu midkiinna dib soo jalleecin, aadana halka la idinku amray. 66. Waxaana u waxyoonnay arrinkan ah in cidhibta kuwaas (gaalada ah) la goyn subaxa horeba. 67. Waxaana yimid dadkii magaalada iyagoo ku bishaareysan 'martida timid' , 68. (Luud) wuxuu yidhi: Kuwakanu waa martidaydii ee ha igu fadayxeynina. 69. Allena ka cabsada oo ha i ceebeynina. 70. Waxay yidhaahdeen: Miyaanaan kaa reebin inaad (nagala hadasho) dadka shisheeyaha ah ? 71. (Luud) wuxuu yidhi: Kuwaanu waa gabdhahaygii , haddaad yeeleysaan (inaad guursataan). 72. Waa igu Cimrigaaga'e (Nabi Muxammadow), waxay indho la’aan ku heehabayeen sakhraansanidoodii . 73. Markaas baa qeylo weyn (qarax) qabtay qorrax soo bixiiba; 74. Waxaana u gambinnay korkoodii hoos oo roob kaga dhignay dushooda dhagaxyo dab naar ah. 75. Arrinkaas waxaa xaqiiq ugu sugan calaamooyin kuwa wax ka fiirsada. 76. Waxayna ku taal 'magaaladaasi' waddo weli la deggan yahay. 77. Arrinkaas waxaa xaqiiq ugu sugan calaamo mu’miniinta. 78. Dadkii degganaa hawdka waxay iyaguna ahaayeen daalimiin (gar diid). 79. Markaasaan ka aargudannay. Waxayna labaduba ku yaallaan waddo cad (oo weli) la maro.

- Abdullah Hassan Yacoub

reading-goal:continue-reading

Notas y Reflexiones.

reflection-not-available

Notes placeholders

Mantente conectado al Corán ❤️

Breves recordatorios significativos para reconectar, reflexionar y mantenerse conectado con el Corán.

Lea, escuche, busque y reflexione sobre el Corán

Quran.com es una plataforma confiable utilizada por millones de personas en todo el mundo para leer, buscar, escuchar y reflexionar sobre el Corán en varios idiomas. Ofrece traducciones, tafsir, recitaciones, traducción palabra por palabra y herramientas para un estudio más profundo, haciendo que el Corán sea accesible para todos.

Como Sadaqah Jariyah, Quran.com se dedica a ayudar a las personas a conectar profundamente con el Corán. Con el apoyo de Quran.Foundation , una organización sin fines de lucro 501(c)(3), Quran.com continúa creciendo como un recurso gratuito y valioso para todos, Alhamdulillah.

Navegar
Inicio
Radio Coránica
Recitadores
Sobre nosotros
Desarrolladores
Actualizaciones de productos
Retroalimentación
Ayuda
Donar
Nuestros Proyectos
Quran.com
Quran For Android
Quran iOS
QuranReflect.com
Quran.AI
Sunnah.com
Nuqayah.com
Legacy.Quran.com
Corpus.Quran.com
Proyectos sin fines de lucro adquiridos, administrados o patrocinados por Quran.Foundation
Enlaces populares
Súplicas del Corán
Versículo del Corán del día
Ayatul Kursi
Yasin
Al Mulk
Ar-Rahman
Al Waqiah
Al-Kahf
Al Muzzammil
Mapa del sitio webPrivacidadTérminos y condiciones
© 2026 Quran.com. Reservados todos los derechos
Contribuir