Log masuk
Log masuk
Log masuk
Pilih Bahasa

Taha 20:35 انك كنت بنا بصيرا ٣٥

Halaman 313 · Juz 16

إِنَّكَ
كُنتَ
بِنَا
بَصِيرٗا
٣٥
Hubaal, waxaad Adigu tahay Mid mar walba na Arka".
reading-goal:continue-reading

Baca q-and-a.tafsir

Ibn Kathir (Abridged)

The Hand of Musa turning White without any Disease

This is the second sign of Musa. That is Allah has commanded him to place his hand into the opening of his garment, as is clearly stated in another Ayah. It mentioned here merely as a passing reference, saying:

وَاضْمُمْ يَدَكَ إِلَى جَنَاحِكَ

(And pr

…

The Hand of Musa turning White without any Disease

This is the second sign of Musa. That is Allah has commanded him to place his hand into the opening

…
Lihat tafsirs

Baca related-content

25. (Muuse) wuxuu yidhi: “Rabbiyow ii waasici (deji) laabtayda. 26. “Ii fududee arrinkayga. 27. Ka fur guntintana carrabkayga, 28. “Si ay u fahmaan hadalkayga . 29. “Ii yeelna wasiir (caawiye) ka mid ah ehelkayga, 30. Haaruun, walaalkay, 31. “Ku adkee (xooji) tabarteyda (dhabarkeyga), 32. Igala qayb geli (wadaaji) arrinkayga ( Nabinnimada). 33. Si aan kuugu tasbiixsanno in badan. 34. Oo aan kuu xusno in badan, 35. Hubaal, waxaad Adigu tahay Mid mar walba na Arka". 36. (Alle) wuxuu yidhi” “Waa lagu siiyey codsigaaga Muusow! 37. Waxaanuna dhab ahaan kuu nicmeennay waqti kale (oo hore), 38. Markaan u waxyoonnay hooyadaa waxaan u waxyoonnay. 39. (Waxaan ku nidhi): Ku rid isaga sanduuq oo ku tuur webiga (Niil), kolkaasna webigu wuxuu ku tuuri xeebta, halkaas waxaa qaadan mid cadow ii ah, isagana cadow u ah! Waxaan yeelay dushaada jaceyl lagu jeclaado Xaggeyga ah , iyo in lagugu barbaariyo Ishayda horteed (waa Ilaalinteyda iyo Ogaanshaheyga), 40. (Waxaan kuu galnay wanaag mar kale) markay u tagtay walaashaa iyadoo leh: Ma idin tusaa cid idiin korin (nuujineysa)? Markaas baan kuu soo celinnay hooyadaa si ay u raalli noqoto oo aysan u murugoon. Waxaadna dishay nin , waanse kaa badbaadinnay walbahaar weyn, oo aan ku imtixaannay imtixaan culus, Waxaad ku negaatay sanooyin tirsan reer Madyan dhexdood. Waxaadna halkaan ku timid Qaddar Alle, Muusow!. 41. Waxaan kuu doortay Nafteyda . 42. “La taga adiga iyo walaalkaa Aayadahayga, hana ka daalina Xuskayga. 43. Aada xagga Fircoon, wuu xadgudbaye. 44. Kula hadlana hadal nugul, waa intaasoo uu waansamo ama ka baqo (Alle). 45. Waxay yidhaahdeen: “Rabbigayow! Waxaanu ka cabsan inuu ku degdego inuu na ciqaabo ama nagu xadgudbo. 46. (Alle) Wuxuu yidhi: Ha cabsannina, Anigaa idin la jira, waan maqli oo arkaa. 47. U taga (Fircoon) oo dhahaya: Waxaanu nahay Rususha Rabbigaa, ee nagu dar ilmaha Israa'iil hana caddabin, waxaan kuu keennay calaamad xagga Rabbigaa ah. Nabadna korkiisa ha ahaato kan raaca hunuunka (Alle, Islaamka oo ku dhaqma). 48. Waxaa xaqiiq naloo waxyooday in cadaab ku dhici qofkii (Xaqa) beeniya oo ka jeesta.”.

- Abdullah Hassan Yacoub

reading-goal:continue-reading

Nota dan Renungan

reflection-not-available

Notes placeholders

Kekal Terhubung dengan Al-Quran ❤️

Peringatan ringkas yang bermakna untuk menetapkan semula, merenung dan kekal terhubung dengan al-Quran.

Baca, Dengar, Cari, dan Renungkan Al-Quran

Quran.com ialah platform dipercayai yang digunakan oleh berjuta-juta orang di seluruh dunia untuk membaca, mencari, mendengar dan merenung Al-Quran dalam pelbagai bahasa. Ia menyediakan terjemahan, tafsir, bacaan, terjemahan perkataan demi perkataan, dan alat untuk kajian yang lebih mendalam, menjadikan al-Quran boleh diakses oleh semua orang.

Sebagai Sadaqah Jariyah, Quran.com berdedikasi untuk membantu orang ramai berhubung secara mendalam dengan al-Quran. Disokong oleh Quran.Foundation , sebuah organisasi bukan untung 501(c)(3), Quran.com terus berkembang sebagai sumber percuma dan berharga untuk semua, Alhamdulillah.

Navigasi
Halaman Utama
Radio Al-Quran
Qari
Tentang Kami
Pemaju (Developers)
Kemas kini produk
Maklum balas
Bantuan
Derma
Projek Kami
Quran.com
Quran For Android
Quran iOS
QuranReflect.com
Quran.AI
Sunnah.com
Nuqayah.com
Legacy.Quran.com
Corpus.Quran.com
Projek tanpa untung yang dimiliki, diurus atau ditaja oleh Quran.Foundation
Pautan yang di gemari
Doa-doa daripada Al-Quran
Ayat Al-Quran Hari Ini
Ayatul Kursi
Surah Yaseen
Surah Al Mulk
Surah Ar-Rahman
Surah Al Waqi'ah
Surah Al Kahf
Surah Al Muzzammil
Peta lamanPrivasiTerma dan Syarat
© 2026 Quran.com. Hak cipta terpelihara
Sumbangan