(Xusuusta, mu’miniintoy) markuu Alle idiin ballan qaaday mid ka mid ah labada kooxood 1 inaad is-heli doontaan, waxaadna jecleydeen tan aan hubeysnayn inaad is-heshaan 2, Allena wuxuu doonayey inuu ku sugo Xaqa Kelmedihiisa, oo gooyo cidhibta gaalada.